Xisbiga Waddan Oo Si Adag Uga Hadlay Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Somaliya Oo Jooga Deegaano Somaliland Ka Tirsan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddan Oo Si Adag Uga Hadlay Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Somaliya Oo Jooga Deegaano Somaliland Ka Tirsan
January 3, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Xoghayaha Cadaalada Xisbiga WADDANI ayaa si adag uga hadlay Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somaliya oo ku sugan deegaano Somaliland ka tirsan ,waxaana uu sidoo kale si adag u dhaliilay xukuumadda madaxwayne Muuse Biixi Cabdi.

Halkan hoose ka daawo Muuqaalka

COMMENTS
LINKS