|
|||||
WAJAALE NEWS
Weerar Lagu Qaaday Xero Lagu Tababaro Ciidamada Milateriga Ee Kabul
January 29, 2018 - Written by Reporter:Kabul (W,N)-Afhayeen u hadlay ciidammada dalka Afghanistan ayaa sheegay in niman ka tirsan kooxaha xagjirka ah ay weerareen xarun lagu tabobaro ciidamadda, halkaasna waxaa ku dhintay illaa 5 askari, 10 kalane waa ay ku dhaawacmeen.
Taalibaan ayaa sheegatay inay ka dambaysay labada weerrarba. Related posts:Daawo:Shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Shaaciyay Qadarka Lacageed ee Ay Kaga Qaybqaadanay... Daawo:Maayarka Magaalada Boorama Oo Ka Hadlay Warar Maalmahan Sheegayay In Suldaan Wabar Soo Rogaal ... Wasiirka Qorshaynta oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Hadalo Ka Soo Yeedhay Maayarka Burco, Soona Ba... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|