|
|||||
WAJAALE NEWS
Weerar Lagu Qaaday Xero Lagu Tababaro Ciidamada Milateriga Ee Kabul
January 29, 2018 - Written by Reporter:Kabul (W,N)-Afhayeen u hadlay ciidammada dalka Afghanistan ayaa sheegay in niman ka tirsan kooxaha xagjirka ah ay weerareen xarun lagu tabobaro ciidamadda, halkaasna waxaa ku dhintay illaa 5 askari, 10 kalane waa ay ku dhaawacmeen.
Taalibaan ayaa sheegatay inay ka dambaysay labada weerrarba. Related posts:Jaamacadda New Generation oo Arday reer Somaliland ah xafladoodii Qalin Jebinta ugu qabatay xarunta ... Af-hayeenkii Hore Ee Madaxtoyada Somaliland Oo Ka Hadlay Heshiiskii Dawlada Jabuuti Kala Laabatay Dp... Taageerayaasha Xisbiga Ucid Oo Iskugu Soo Baxay Beerta Xoriyada Ee Magaalada Hargaysa Iyo Nuxurka Kh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|