War-Deg-Dega :Xoghayihii Dawlada Hoose Ee Degmada Gabilay Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Magaca Masuulka Cusub Ee Loo Magacaabay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War-Deg-Dega :Xoghayihii Dawlada Hoose Ee Degmada Gabilay Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Magaca Masuulka Cusub Ee Loo Magacaabay,
January 31, 2018 - Written by Editor:

GABILEY (W,N) Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland  Maxamed Kaahin Axmed ayaa xilkii ka qaaday Xoghayihii Dawlada Hoose Ee Degmada Gabilay C/raxmaan Nuur Abokor oo mudo dheer hayay xilkaas,

Halka Uu Wasiirka arimaha guduhu  Xoghayaha  Cusub Ee Dawlada Hoose  GABILEY Usoo  magacaabay Mustafe Maxamuud Xaaji Cabsiiye. Oo kamid ahaa Xubnihii safka hore kaga jiray ololihii guusha Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley.

mustafe xoghayaha cusub

Mardhow filo  warqada magacaabista Xoghayaha Cusub Ee Dawlada Hoose Ee Gabiley oo  Nuqulka Midka Ay Heshay Shabakada Wararka ee Wajaalenews.net

 warqada magacaabista xoghaye gg

 

COMMENTS
LINKS