|
|||||
WAJAALE NEWS
War-Deg-Dega :Xoghayihii Dawlada Hoose Ee Degmada Gabilay Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Magaca Masuulka Cusub Ee Loo Magacaabay,
January 31, 2018 - Written by Editor:GABILEY (W,N) Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa xilkii ka qaaday Xoghayihii Dawlada Hoose Ee Degmada Gabilay C/raxmaan Nuur Abokor oo mudo dheer hayay xilkaas, Halka Uu Wasiirka arimaha guduhu Xoghayaha Cusub Ee Dawlada Hoose GABILEY Usoo magacaabay Mustafe Maxamuud Xaaji Cabsiiye. Oo kamid ahaa Xubnihii safka hore kaga jiray ololihii guusha Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley. Mardhow filo warqada magacaabista Xoghayaha Cusub Ee Dawlada Hoose Ee Gabiley oo Nuqulka Midka Ay Heshay Shabakada Wararka ee Wajaalenews.net
Related posts:Tirada Xeer Ilaaliyayaal Ku Xigeen Ka Hawl Galayey Gobolada Dalka Jsl Oo Iska Casilay Shaqadii Ay Q... DAAWO; Cali Khalif Oo Markii UHoraysay Ka Hadlay Dhacdadii Buuhoodle ka Qabsatay Iyo Arimo Kale Oo... DAAWO. Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Go,aamo Kasoo Saaray Khilaaf Udhexeeyay Dugsiy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|