Ururka Samafalka HIMILO Oo Deeq Gaadhsiiyey Caruur Qaba Xanuun Naadir Ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ururka Samafalka HIMILO Oo Deeq Gaadhsiiyey Caruur Qaba Xanuun Naadir Ah
January 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N) – Ururka Himilo Action Group oo ah urur samafal oo ay ku bahoobeen qurba-joog iyo qolqol joog reer Somaliland ayaa deeq lacageed gaadhsiisay carruur danyar ah oo la tabaalaysan xanuun naadir ah oo haleelay.

Deeqdani Himilo oo dhamayd  $1947, waxay noqonaysaa tii 2-aad ee ururkani gaadhsiiyo qoyska carruurtani ka xanuunsanayaan in ka yar laba bilood gudahood.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS