|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxkamada Gobalka Saaxil Oo Xukun Ku Riday Laba Wariye Oo Ka Hawl Gala Gobalkaasi Iyo SOLJA Oo Cambareeyay Xadhigaasi.
January 15, 2018 - Written by Wariye:Berbera (WJN):- Maxkamada gobalka Saaxil ayaa waxaa ay maanta Labadan Saxafi oo lagu kala magacaabo Axmed Siciid oo ka hawl gala Eryal TV iyo Cabdiraxmaan Cige oo ka hawl gala SAAB Tv ayaa waxaa ay maxkamadu ku riday midkiiba todobada bilood oo xadhig ah waxan aritaasi cambareeyay gudoomiyaha ururka suxufiinta ee solja maxamud jamaca xuuto COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|