|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Somaliland Oo Magacaabay Xilal Cusub
January 13, 2018 - Written by Reporter:WAR-SAXAAFADEED:13/01/2018 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-22/012018, uu ku magacaabay Afar Agaasime. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu sidan:- Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad; Xarafka (kh); Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda; Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan; Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan; Waxaan Go’aamiyey: In laga bilaabo taariikhda maanta aan xilalkan u magacaabo masuuliyiinta magacyadoodu hoos ku xusan yihiin: Tir Magaca Xilka
ALLAA MAHAD LEH Muuse Biixi Cabdi
Related posts:Daawo: Wasiir Dawlihii Hore Ee Wasaarada Macdanta Oo Sheegay In Aanu Wareejinayn Xilka Iyo Sababta "Dadka Koonfurta Somaliya Way Taageersan yihiin Qarinimada Somaliland,Laakiin Siyaasiyiinta Ayaa Dii... Iska Hor Imaad Ku Dhex Maray Deegaanka Waraabeeye ee Gobolka Togdheer Ciidanka RRU iyo Dadka Deegaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|