Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Digniin Adag U Diray Maamulka Puntland
January 14, 2018 - Written by Reporter:
Laascaanood (W,N)-Gudoomiyaha Gobolka Sool ayaa ka hadlay xaaladihii u danbeeyay ee Deegaanka Tukaraq,sidoo kale Gudoomiyaha ayaa fariin adag u diray Maamulka Puntland waxaana uu sheegay in aanay faraha ka laaban doonin hadii ay Puntland soo qaado dagaal isla markaana ay tagi doonaan duleedka Magaalada Garoowe.