|
|||||
WAJAALE NEWS
Dagaal Culus Oo Deegaanka Tukaraq Ku Dhexmaray Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Puntland
January 8, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-Dagaal Culus Ayaa saaka Subaxii Hore Ciidamadda Qaranka Somaliland iyo kuwa Maamul Puntland ku dhexmaray deegaanka Tukaraq oo 35 Kiilo Miitir u jirta magaalada Garoowe. Dagaalka ayaa la sheegay inuu ka bilaabmay markii ciidamadda maamulka puntland dagaal ku soo qaadeen kuwa Somaliland sida ay Noo Xaqiijiyeen Sarkiil Ku Sugan Aaga Dagaalka,waxaana lasoo sheegayaa in dagaalkaasi ay ka dhasheen Khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac balse ilaa hadda lama hayo cida Xaqiijin Karta khasaarahu inta uu leeg yahay. Wixii Warar Ah Ee Soo Kordha Kala Soco Wajaalenews Related posts:Dalka Koonfur Afrika Oo Lagu Soo Bandhigay In Somaliland Ay Xaq U Leedahay Qadiyada Madax-banaanidee... Ciidamada Somaliland Iyo Itoobiya Oo Magaalada Wajaale Kaga Shiray Sidii Wadajir La Iskaga Kaashan L... Daawo ;Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Cabdicasiis Samaale Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeed... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|