|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Xukuumadda Somaliland Oo La Wareegtay Doonyo Kalluumaysi Oo Dalka Gudihiisa Lagu Sameeyey
January 21, 2018 - Written by Reporter:Berbera (W,N):- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Cabdiraxmaam Saylici oo uu wehelinayo Wasiirka Xanaanadda Xoolaha iyo horumarinta Kalluumaysiga Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi ayaa xadhiga ka jaray deked yar oo loogu tallo galay Kaluumaysiga taasi oo ay hirgalisay Hay’adda Cuntada iyo beeraha ee Qaramadda midoobay ee loo soo gaabiyo FAO isla markaasna ay maalgalisay dawladda Norway. Dhanka kale Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ka qayb galay Munaasibad Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysigu ay Hay’adda FAO kagala wareegtay todoba doonyood oo nooca kalluumaysiga ah oo lagu sameeyay dayactir. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/s6wsnmGIFAs Related posts:Xoghayaha Mujaahidiinta Somaliland oo Ka hadley Xaalada uu dalku Ku Suganyahay, Fariina u diray Mada... Raysal-wasaare Abiye Oo Han-jabaad Culus Udiray Tplf, Xili Ay La Wareegeen Badi Gobolka Tigrey. Daawo Hayaada shaqaalaha oo noqotay meesha ugu musuqmaasuqa badan iyo baraanij naxdin leh oo laga sa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|