|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xaalada Gacan Ku Haynta Biyaha Magaalada Gabiley Oo Meel Adag Maraysa Iyo Xildhibaanada Golaha Deegaanka Oo Dood ka Yeeshay,
January 24, 2018 - Written by Editor:GABILEY(W,N) Kalfadhigii Golaha Deeganka Degmada Gabiley ayaa Waxaa maalmihii Udanbaysay Lagaga doodayay xaalada biyaha magaalada gabiley oo gacan ku hayntooda abuurtay khilaaf iyo sidoo kale in aanay golaha deeganka waxba ka ogayn markii shirkadii samsam laga qaaday kadib cida maamulkeeda iyo xaqiiqda ka jirta la socota Xildhibaanada golaha deegaank gabiley ayaa ka hadlay arintan markii uu soo dhamaaday kaladhigii ay kaga doodayeen gacan ku haynta biyaha gabiley.
Related posts:WAR DEG DEG AH- Doonyo Ay Saarnaayeen Tahriibayaal U Badan Soomaali oo 24 Saacadood Ku Xanibnaa Badd... Ciidamada Booliska Oo Xabsiga Utaxaabay Musharax Sheekh Ibraahim Oo Katirsan Musharixiinta Xisbiga U... Wasiirka W. Qorshaynta Oo Sheegay In Is Afgarad Laga Gaadhay War-bixin Haweenka Jsl Ay Ka Baahiyeen ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|