DAAWO; Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Hada Beeniyay Hadal Shalay Kasoo Yeedhay, Sheegayna In Aanu Jirin Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Wasiirka Maaliyada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Hada Beeniyay Hadal Shalay Kasoo Yeedhay, Sheegayna In Aanu Jirin Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Wasiirka Maaliyada.
January 26, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasarada Ciyaaraha Somaliland mudane  Boos Mire Ayaa Sheegay in Waraysi Shalay laga Qaaday ay si Khaldan u Turjumeen Warbaahintu kaasi oo lagu Sheegay in uu khilaaf soo kala Dhexgalay wasaarada  maaliyada iyo Ciyaaraha

Wasiirka oo Mardhawayd Shir jaraa,id ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa Beeniyay Warkaa Sheegay in Aanay jirin wax khilaafa oo ka dhexeeya Wasiirka Maliyada Iyo isaga

 

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS