|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Cadaalada Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Ku Tagay Xabsiga Mijo Caseeye Ee Gobolka Saaxil.
January 4, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Wafti uu Hogaaminayo Wasiirka wasaarada Cadaalada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiqani Maxamuud Caateeye iyo xubno kamida saraakiisha ciidanka Asluubta ayaa maanta safar indho indhoyn ah kusoo maray xabsiga mijo caseeye ee loogu talo galay in lagu dhaqan celiyo caruurta loo soo xidho danbiyada Wasiirka wasaarada cadaalada ayaa halkaa ka sheegay in ay deg deg udhisi doonaan xabsiga mijo caseeye oo uu tilmaamay in uu qaranka muhiim uyahay, Related posts:Hoggaamiyeyaasha Siyaasadda Ee Kenya Oo Ballan-qaaday Inay Taageerayaan Somaliland, Ka Dib Safar Ay ... Daawo:Maamulka Iyo Cuqaasha Gabilay Oo Soo Kormeeray Mashaariic Horleh Oo Laga Fuliyay Degmada Gabil... Madaxweyne Biixi oo Ka Hadlay Khasaaraha Ka Dhashay Roobkii Hargeysa Ka Da'ay iyo Digniin Uu Diray COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|