|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiir Ka Tirsanaa Xukuumadii Daahir Riyaale Oo Colaada Ceel Afwayn Ku Eedeeyay Wasiiradii Beeshiisa Ee Xukuumadii Siilaanyo,
January 31, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Ex Wasiir Maxamed Saleebaan Wayne oo kamid Ahaa Golihii Wasiirada Ee Xukumadii Daahir Riyaale ayaa Dagaalka Soo Noqnoday Ee ka Dhexeeya Beelaha Wada dega Deegaanka Darar Wayne ee Degmada Ceel Afwayn ku Eedeeyay in Aanay si fiican u galin Xukuumadii Siilaanyo . Isagoo farta ku fiiqay in ay raga colaadaa waxka qaban Waayay ay ahaayeen Wasiirada Beeshiisa, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Gudida Qabanqaabada Shirweynaha Ururka Qareenada Somaliland Oo Shaaciyay In Dib Loo Dhigay Mudadii S... Prof-Samater Ku Asqowga Siyaasadda iyo Sidii uu Hungada Uga Joogsadey Soomaaliya Oo Uu Wadadeedii Ha... Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Daah-Furtay Dib-U-Eegista Iyo Kaabista Sharciga Shaqaalaha Dawladda ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|