|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:- War Deg Deg Ah Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Ka Hadlay Xilka Laga Qaaday.
January 31, 2018 - Written by Wariye:Hargeysa (Wajaalenews):- Xogahayihii hore ee Dawlada Hoose ee magaalada Hargeysa Md Cali Xassan Cawaale Xoghayihii hore ayaa sheegay in sababta xilka looga qaadey uu u aaneynaayo ka dib markii uu dhawaan warbaahinta ka sheegay arimo musuq maasuq oo u ku kacay maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Solteco .
Related posts:Khubaro Ajaanib ah oo ka Hawlgeli Doona Daabacaadda Kaadhadhka Cod-bixiyayaasha, Oo Soo Gaadhay Maga... wasiirka gaashandhiga Somaliland oo ka hadlay qabsashada ciidanka qaranka Somaliland ee degmada tale... DAAWO; Cali Khaliif Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa U Jeediyay Reer Khaatumo Muxuuse ka Yidhi In U... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|