Daawo: Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge Oo Si Adag Uga Hadlay Dhalinyarada Suuqa Lagaga Jarayo Timaha | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge Oo Si Adag Uga Hadlay Dhalinyarada Suuqa Lagaga Jarayo Timaha
January 1, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge ayaa si adag uga hadlay Dhalinyarada Suuqa Lagaga jarayo timaha waxaana uu Sheegay in aanay haboonayn in dhalinyarada loola tago wax dhib ku ah iyagoo la daalaa dhacaya dhibaatooyin fara badan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS