Daawo: Shuban Biyood Ka Dilaacay Deegaanka Caasho Cado Iyo Hal Qof Oo U Geeriyooday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Shuban Biyood Ka Dilaacay Deegaanka Caasho Cado Iyo Hal Qof Oo U Geeriyooday
January 1, 2018 - Written by Reporter:

Saylac (W,N)-Deegaanka Caasho Cado ee Degmada Saylac ayaa waxaa ka dilaacay Xanuunka Shuban Biyoodka waxaana xanuunkaas u geeriyooday Hal qof halka qaar kalena loo cararay Cisbitaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://youtu.be/mckL5UodvxU

COMMENTS
LINKS