|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo Muuqaalka kenya Oo Gashay Qalalaase Siyaasadeed Iyo Raila Odinga Oo Goob Fagaare Ah Loogu Dhaariyay Madaxwayne,
January 30, 2018 - Written by Editor:Hoggaamiyaha Mucaaradka Kenya Raila Odinga Ayaa kasoo hor muuqday kumanaan Qof oo Isugu soo baxay Beerta Uhuru Ee Nairobi, Halkaas oo lagu Dhaariyay in uu yahay “Madaxweynaha Shacabka” Kenya. NAIROBI(W,N) Hogaamiyaha xisbigii qaadacay doorashada Kenya Raila Odinga ayaa maanta waxaa fagaaraha beeraha xoriyada e nayroobi loogu dhaariyay madaxwaynaha Kenya xili hore ay gudiga doorashooyinka Kenya u shaaciyeen in uudoorashada ku guulaystay Uhuro Kenyata kaasi oo hada ah madaxwaynaha Kenya. Fagaarahan lagu dhaarinayay hogaamiyaha mucaaridka odinga ayaa waxaa iskugu soo baxay malaayiin shacab ak kuwaasi oo keenay in ciidamada amaanka Kenya ay ku dhici waayeen in ay joojiyaan munaasibadan sifaha khaldan loogu dhaarinayay madaxwaynaha labaad ee Kenya, Related posts:Kulan Xasaasiya Oo ay maanta Hargeisa ku yeesheen Beelaha HABAR-MAGAADO iyo Qodobo kasoo baxay. DAAW... Daawo:Wasiirka Maaliyada Somaliland Marwo SamSam Cabdi Aaden Oo Caawimo Gaadhsiisay Isbitaalka Wayn ... Daawo:Hees Cusub Oo Hada Daawaha Laga Qaaday Oo Lamagac Baxday Siman Iyo Codkii Macaanaa Ee Cabdi Ha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|