DAAWO ; Madaxwaynaha Jsl Oo Safar Ugu Kicitimay Dalka Itoobiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Madaxwaynaha Jsl Oo Safar Ugu Kicitimay Dalka Itoobiya.
January 16, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Ayaa maanta safarkoodii ugu Horeeyay Mudadii la doortay kadib  ugu Baxay Dalka anyu Jaarka Nahay Ee Etobiya

Ujeedada Safarka Madaxwaynaha Somaliland Ayaa la sheegay in casuumad rasmiya ka helay  Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya.

wallow aanay madaxwaynaha iyo xubnihii la socdayba aanay wax faahfaafin ah bixin safarkoodan.

COMMENTS
LINKS