|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Madaxwaynaha Jabuuti Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabiley Madaxwaynaha Somaliland
January 7, 2018 - Written by Reporter:Djibouti(W,N)-Madaxweynayaasha Labada Dal ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa kulankoodii labaad maanta ku yeeshay qasriga Madaxtooyada Jabuuti. Kulankan oo ahaa mid lagaga wada hadlay xoojinta iyo xidhiidhka soo jireenka ah ee u dhexeeya labada dal ayaa qaatay saacado, waxaana markii kulanku soo xidhmay saxaafadda la hadlay wasiirada Arrimaha dibeda Somaliland iyo Jabuuti oo si faah-faahsan uga warbixiyey ujeedada uu daaranaa kulankaasi. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Ganacsato Soomaaliyeed Oo Sheegay In Hantidoodii Lagu boobay Magaalada Bor Iyagana Ay Ku Xareysan Yi... Marwo Aamina Aw Jaamac Oo Dareen Damqasho Leh Ka Muujiyay Xaalada Ay Ku Sugan Yihiin Caruurta Darbi ... Wada Hadalkii U Dhexeeyay Maamulka Khaatumo Iyo Xukuumada Somaliland Oo Natiijo Ku Soo Dhamaaday COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|