|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Madaxwaynaha Jabuuti Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabiley Madaxwaynaha Somaliland
January 7, 2018 - Written by Reporter:Djibouti(W,N)-Madaxweynayaasha Labada Dal ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa kulankoodii labaad maanta ku yeeshay qasriga Madaxtooyada Jabuuti. Kulankan oo ahaa mid lagaga wada hadlay xoojinta iyo xidhiidhka soo jireenka ah ee u dhexeeya labada dal ayaa qaatay saacado, waxaana markii kulanku soo xidhmay saxaafadda la hadlay wasiirada Arrimaha dibeda Somaliland iyo Jabuuti oo si faah-faahsan uga warbixiyey ujeedada uu daaranaa kulankaasi. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Hay’adda Shaqaalaha Somaliland Oo Dhalinyarada G, Sanaag Ka Qaaday Imtixaankii 50 Kaalmo Shaqooyin ... Hay’ada IOM Waxay Ka Digaysaa Wararka Leexsan Ee ku Saabsan, Arrimaha Muhaajiriinta Iyo Carwo Lagu S... Madaxweynaha Jsl Mudane Axmed Silaanyo iyo Waftigii U Hogaaminayay Oo gaadhay Magaalada Burco Xadhig... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|