DAAWO; Madaxwaynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar Oo Kulan Muhiim Ah Magaalada Jig Jiga Kula Yeeshay Beesha Gabooye. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwaynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar Oo Kulan Muhiim Ah Magaalada Jig Jiga Kula Yeeshay Beesha Gabooye.
January 14, 2018 - Written by Editor:

JIG JIGA (W,N) Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa kulan wadatashi ah Caasimada Jig jiga kula yeeshay qaybaha kala duwan ee Beesha Gabooye Halkaasi oo uu ka jeediyay khudbad la xidhiidha Beesha Gabooye iyo Arimaha Takoorka. Isagoo sheegay in Aanay Jirin meel beeshani kaga Duwan Tahay Beelaha kale ee Somalida.

MADAXWAYNE CABDI MAXAMUUD

JIG JIGA

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA KULAN;

 

https://youtu.be/kYQ8Ij571o8

 

WAJAALENEWS DESK

TOG WAJAALE OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS