|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dadwaynaha Ku Dhaqan Magaalada Tog Wajaale Oo Maamulka Degmada Ku Eedeeyay Iibka Dhulkii Danta Guud Iyo fariinta Ay Udireen Madaxwayne Muuse Biixi.
January 4, 2018 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N) Dadwaynaha ku dhaqan magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale ayaa cabasho Xoogan Ka Muujiyay Maamulka Degmada oo ay Ku Eedeeyeen in gabi ahaanba iibiyeen Dhulkii Danta Guud, Gaar ahaan Dhulkii Ceelka Biyaha, Wdooyinkii Suuqa Dhex Marayay iyo sidoo kale Dhulkii Sariimada Magaalada Wajaale. Hadaba Hooyooyinka ku Ganacnsada Sariimada iyo dadwaynaha magaalada ayaa madaxwayna Somaliland ka dalbadeen in uu talaabo deg deg ah ka qaado Maamulka magaalada Gaar ahaan Maayarka iyo kuxigeenkiisa oo ay ku tilmaameen kuwo fara baas ku haya dhulkii umada lahayd iyo baran dayaasha xidhay jidadjii magaalada dhexdeeda oo ay qaataan dhaqaale iibintooda. Related posts:Dadwaynaha Wajaale oo Wacad ku maray In Jawaab Cawaaqibkeeda aan la mahadin ka qaadi doonaan Haddii ... Gudoomiyaha Degmada Agabar Axmed-Adeero Oo Faafaahin ka Bixiyay halka Uu Marayo Xaalku Sheegeyna inu... DAAWO;-Musharrax Maxamed-amiin Cabdi C. Dixood Oo Raashin & Biyo Gaadhsiiyey Deegaano Abaartu Saamay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|