Daawo: Ciidamada Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Maandooriye Iskugu Jira Khamri Iyo Xashiishad | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Ciidamada Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Maandooriye Iskugu Jira Khamri Iyo Xashiishad
January 1, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa hawl gal ay fuliyeen waxay gacanta ku soo dhigeen maandooriye isugu jira Khamri,xashiishad,kiniino iyo falaasadaha shaaha lagu shubto oo ay ku jireen Isbiirtooyin.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS