|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO: “Arrinkaa Dagaalka Dararweyne Waxa U Qoolan Xukuumadda”..Sheekh Aadan-Siiro
January 26, 2018 - Written by Editor:Hargeysa (W.N) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa si adag uga hadlay Dagaalkii dhawaan labada Beelood ee Walaalaha ah ku dhex maray deegaanka Dararweyne oo hoos tagta degmada Ceel Af-weyn ee Gobolka Sanaag. Sidoo kale Sheekh Aadan-Siiro wuxuu sheegay in dagaalka Dararweyne ee soo noqnoqday ay Xukuumadihii kala dambeeyay iyo Madax-dhaqameedku ka seexdeen inay ogaadaan sababta uu u soo noqnoqonayo, si Xal kama dambaysa ah looga gaadho. Related posts:WAR DEGDEG AH : GENARAL KA TIRSAN CIDAMADA SOMOLIA OO SHEEGAY IN UU SOMALILAND WEERAR KU QAADI DONAN... Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Ka Hadlay Mooshinka Golaha Wakiiladu Ansixiyeen Iyo Khatarta Ka Dhalan Ka... Shirweynihii Ururka Qareenada Somaliland Oo Maanta Lagu Doortey Gudoomiye, Gudomiye kuxigeen Iyo Xo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|