Daawo: Abwaan Laabsaalax Iyo Xidigaha Geeska Oo Baaq Ka Soo Saaray Xaalada Qoyskii Abwaan Af-Gudhiye | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Abwaan Laabsaalax Iyo Xidigaha Geeska Oo Baaq Ka Soo Saaray Xaalada Qoyskii Abwaan Af-Gudhiye
January 28, 2018 - Written by Reporter:

Borama (W,N):-Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax iyo Fanaaniin ka mid ah Kooxda Xidigaha Geeska ayaa baaq ka soo saaray xaalaada ay ku sugan yihiin Qoyskii Marxuum Abwaan Afgudhiye.

Halkan hoose ka daaawo muuqaalka

https://youtu.be/ycAXql5zudM

COMMENTS
LINKS