Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Ay La Shaqayn Doonaan Xukuumada Cusub Ee Madaxwayne Muuse Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Ay La Shaqayn Doonaan Xukuumada Cusub Ee Madaxwayne Muuse Biixi
December 2, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare oo ka mid ah masuuliyiinta Sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu sheegay in Xisbiga Waddani uu la shaqayn doono Xukuumada Cusub ee uu soo dhisi doono Madaxwaynaha la doortay Muuse Biixi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

wjn-xayaysiis

COMMENTS
LINKS