Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho Oo Cali Khaliif Ugu Baaqay In Uu Ka Hortago Shir Beeleed Buuhoodle Lagaga Dhawaaqay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho Oo Cali Khaliif Ugu Baaqay In Uu Ka Hortago Shir Beeleed Buuhoodle Lagaga Dhawaaqay
December 3, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida  Somaliland ayaa ka hadlay Shir madaxda dhaqanku isugu uruur sanayaan Magalaada Buuhoodle,Sidoo kale waxaa uu Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh ugu baaqay in uu ka hortago Shirkaasi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

wjn-xayaysiis

COMMENTS
LINKS