War Deg Deg Ah: Soomaali Lagu Diley Deegaanka Oromada Ee Itoobiya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah: Soomaali Lagu Diley Deegaanka Oromada Ee Itoobiya
December 16, 2017 - Written by Reporter:

Addis.Ababa(W,N)-Deegaano ka mid ah ismaamulka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dad Soomaali ah oo tiradooda ay gaadheyso 65 qof lagu diley tuullada Gadule ee hoostagta degmada Darullow.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS