Taliye Ku Xigenka Ciidanka Dab-demiska Somaliland Oo Agab Lagula Tacaalayo Dabka Gadhsiyay Gobolka Awdal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliye Ku Xigenka Ciidanka Dab-demiska Somaliland Oo Agab Lagula Tacaalayo Dabka Gadhsiyay Gobolka Awdal
December 10, 2017 - Written by Reporter:

Borama(W,N)-Taliye Ku-xigeenka Ciidamada Dab-demiska Somaliland ayaa agabyo kala duwan oo lagu tacaalayo dabka qabsada guryaha gaadhsiiyay Xarunta dab-demiska Magaalada Boorama.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

COMMENTS
LINKS