Murrashaxa Madaxwayne Ku-xigeenka Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Masuuliyiin Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal Oo Xukuumaddu Xilalkii Ka Qaaday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Murrashaxa Madaxwayne Ku-xigeenka Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Masuuliyiin Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal Oo Xukuumaddu Xilalkii Ka Qaaday
December 5, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Murrashaxa madaxwayne ku xigeenka xisbiga WADDANI Amb Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa si adag uga hadlay masuuliyiin kasoo jeda gobolka Awdal oo xukuumaddu xilalkiika qaaday,Sidoo kale waxaa uu eedaymo u soo jeediyay xukuumadda madaxwayne Siilaanyo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS