Maxkamada Gobolka Awdal Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday 59 Qof Oo Tahriibayaal Ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Gobolka Awdal Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday 59 Qof Oo Tahriibayaal Ah
December 12, 2017 - Written by Reporter:

Borama (W,N)-Maxkamada Racfaanka gobolka Awdal ayaa maanta Xukuno kala duwan ku riday 59 eedaysanayaal oo lagu soo qabtay Tahriib kuwaasi oo lagu soo qabtay xuduudka u dhaxeeya Somaliland iyo Itoobiya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS