|
|||||
WAJAALE NEWS
Amar xayiraad ah Oo la dul dhigay dhamaan xubnaha golaha wasiirada ee xukuumadda xilka kasii dagaysa
December 9, 2017 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaaalenews)Dec.9,2017-Warar xog ogaal ah oo lagu kalsoon yahay oo nasoo gaadhaya ayaa sheegaya in amar xayiraad ah la dul dhigay dhamaan xubnaha golaha wasiirada ee xukuumadda xilka kasii dagaysa ee Madaxwayne Axmed Maxamed Siilaanyo,kaas oo ka mamnuucaya in wax safar dibadeed ah uga bixin karin dalka gudahiisa wakhtiga lagu guda jira kala wareega ee ay xilka isku wareejinayaan madaxwaynaha xilka kasii dagaya Md Axmed Siilaanyo madaxwaynaha la cumaamaday ee Kornayl Muuse Biixi Cabdi.
Related posts:"Inanka Faqiirka Ahna Waa La Guursanayaa, Ka Wax Haystana Waa La Guursanayaa" Nasiiba Sheekh Adan Si... Daawo: Wasiirkii Hore Arrimaha Dibeda Somaliland Dr Maxamed C/laahi Cumar Oo Lagu Soo Dhaweeyay Maga... Raysal-Wasaaraha Dalka Itoobiya Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan Iyo Dhawaaqa Tig... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|