|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Xukuumada Somaliland Oo Ku Kacday Fal Qaranimada Dhaawac Ku Ah Iyo Faadumo Siciid Oo Laga Reebay Wafti Ay Hor Kacaysay
December 3, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-Xubno ka mid ah Baarlamaanka Midawga Yurub oo shalay Madaarka Cigaal ay ku soo dhaweeyeen Marwo Faadumo Siciid iyo Masuuuliyiin Xukuumada ka tirsan ayaa waxaa ay Waftigani Saaka u kicitimeen Aqalka Madaxtooyada Somaliland oo ay balan ku lahaayeen.
Waftigan oo ay Horkacaysay Marwo Faadumo Siciid ayaa markii ay soo galeen Aqalka Madaxtooyada waxaa amar lagu bixiyay in aanay Faadumo Siciid soo galin Madaxtooyada iyada oo ciidanka ilaalada Madaxtooyadu ay ka celiyeen Xayndaabka hore ee Qasriga Madaxtooyda,Sidoo kale waxay arintani ay fajac ku keentayWaftigii Xildhibaanada Midawga Yurub ka socday. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Wariye: Xamse Jirde Wajaalenews.net Hargaysa Office Related posts:Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Biriijka Isku Xidhaya Magaalada ... Daawo:Shirkada DP World Oo Si Rasmi ah U Bilawday Dhismaha Jidka Isku Xidha Berbera Iyo Wajaale ee B... DAAWO; Dhacdooyinka Hadheeyay Orodyahan Mo Farah Intii Uu Ku Guda Jiray Tartanka Iyo Sidii Uu Ugu Gu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|