|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Xaalada Suuqii Gubtay Ee Magaalada Wajaale+Shirkadaha Laydhka Oo Digniin Loo Diray
December 28, 2017 - Written by Reporter:Tog.Wajaale,(W,N)-Iyadoo habeenimadii Salaasadii uu dab xoogani ka kacay Suuqa Ganacsi ee ugu wayn Somaliland ee Magaalo xuduudeedka Tog Wajaale dabkaasi oo khaasare badan gaadhsiiyay Suuqaasi oo u badan bakhaarada iyo ganacsiyada kala duwan. Dhanka kale Guddoomiye Ku-xigeenka Degmada Tog. Wajaale Mursal Nuux Cismaan ayaa ka hadlay waxaa sababay dabkii qabsaday suuqa Wajaale waxaana uu fariin u diray Shirkadaha kala duwan ee Laydhka. Halkan hoose ka daawo muuqalka Related posts:Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Meherad Casriya Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Gabiley “Qadada_Madaxwaynuhu Ugu Yeedhay Mudanayaasha Golaha Wakiilada Jsl, Imisa Qof Oo Muwaadiniinta Abaar... Madaxwayne kuxigeenka Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo ka Warbixiyay Shir Magaalada Jig jiga loogu Qa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|