Daawo: Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Cadaalada Somaliland Oo Xilkii La Wareegay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Cadaalada Somaliland Oo Xilkii La Wareegay
December 20, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Wasiirka cusb ee Wasarada Cadaalada Somaliland Eng Cabdi Qani ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala  wareegay  Wasiirkii hore ee Wasaarada Cadaalada Axmed Faarax Cadare,munaasibada Xaflada ay xilka kula kala wareegayeen ayaa ka dhacday xarunta Wasarada Cadaalada.Waxaana ka soo qayb galay Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo masuuliyiin kale.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS