DAAWO: “Timaha Waan Xiirayaa Surwaalka Laysku Dhajinayo Mid Kaakiya Oo Adag Ayaa Laydiin Xidhayaa”.Madaxwayne Muuse Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: “Timaha Waan Xiirayaa Surwaalka Laysku Dhajinayo Mid Kaakiya Oo Adag Ayaa Laydiin Xidhayaa”.Madaxwayne Muuse Biixi
December 31, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Madaxwayanaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in uu talaabo qaadi doono dhalinyarada timaha la baxda,kuwa dharka ku dhagan xidhan iyo dhaqamada shisheeye ee wadamada dibaada laga soo waarido oo dalka ku soo badanaya  mudooyinkan danbe Somaliland. Hadalkan ayaa madaxwaynaha Somaliland ka soo yeedhay xiligii lagu jiray ololaha doorashada madaxtooyada.

Halka labadii maalmeed ee ugu danbeeyay ay ciidamada boolisku ugaadhsanayeen dhalinyarada la baxda timaha oo ay suuqa dhexdiisa kaga xiirayaan.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Dhamaystiran;

 

COMMENTS
LINKS