DAAWO; Qoraa Cali Qoryoolay Oo Isbar bardhig Kusameeyay Golaha Wasiirada Cusub Ee Uu Soo Magacaabay Madaxwayne Muuse Bixi Iyo Kuwa Ay Soo Magacaabeen Madaxwaynayaashii Soo Maray Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Qoraa Cali Qoryoolay Oo Isbar bardhig Kusameeyay Golaha Wasiirada Cusub Ee Uu Soo Magacaabay Madaxwayne Muuse Bixi Iyo Kuwa Ay Soo Magacaabeen Madaxwaynayaashii Soo Maray Somaliland.
December 20, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Qoraa Cali Axmed Dool (Cali Qoryoolay) oo kamida Qoraayada Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadlay golihii ugu horeeyay ee usoo magacaabo madaxwayne muuse biixi cabdi iyo faraqa udhaxeeyay golayaashii wasiirada ee ay soo dhiseen Madaxwaynayaashii  somaliland Ukala Danbeeyay  iyo midkasta Golihiisii Wasiiradii ee ugu horeeyay uu soo dhiso iyo kuwa uu xiligan soo magacaabay.

Dhanka kale qoraa cali qoryoolay ayaa timlaamay in wasiirka arimaha gudaha maxamed kaahin axmed uu yahay wasiir ku haboon wasaaradaa loo magacaabay isagoo dhambaal hambalyo ah udiray wasiirka arimaha gudaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS