|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Islaab Xaadhasho Ah La Qaatay Cabdiraxmaan Cirro
December 24, 2017 - Written by Reporter:Hargeysa(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley hoggaanka sare ee Xisbiga Waddani oo ay hor kacayaan gudoomiye Cabdiraxmaan cirro iyo, gudoomiye ku xigeenkiisu. Kulankaasi oo madaxweynuhu u fidiyey masuuliyiinta Xisbiga Waddani ayey ujeedadiisu ahayd sidii laysugu laab xaadhan lahaa xanaftii iyo ololihii dhexmaray xisbiyada wakhtigii lagu jiray ololaha doorashada. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka Related posts:DAAWO; Dhacdo Naxdin leh; Wiil 14 jir ah Oo Ku Geeriyooday Barkad Biyood Liqday Duleedka Magaal... Qaarkamid Ah Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal Oo ka Hadlay Xaalada Nabadgalyo Ee Gobolka iyo Fariinta ... Daawo:Safaarada Ethiopia Ku Leedahay Somaliland Xarunteeda Hargaysa Oo Xaflad Sagootin ah U Samaysay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|