Daawo: Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Ka Warbixyay Khasaarihii Ka Dhashay Dabkii Qabsaday Suuqa Ganacsiga Wajaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Ka Warbixyay Khasaarihii Ka Dhashay Dabkii Qabsaday Suuqa Ganacsiga Wajaale
December 28, 2017 - Written by Reporter:

Tog.Wajaale,(W,N)-Gudoomiyaha Degmada Tog Wajaale iyo Badhasaabka Gobolka Gabiley ayaa ka warbixiyay khasaarihii ka dhashay dabkii qabsaday suuqa ganacsiga Magaalada Wajaale,waxayna sidoo kale ay fariin u direen Shacabka Reer Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS