Daawo: “Heshiiskii Saldhiga Milateri Marnaba Kama Noqon Karto Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi”..Safiir Baashe Cawil
December 28, 2017 - Written by Reporter:
Hargeysa(W,N)-Safiirka Somaliland u fadhiya dalka imaaraadka Carabta Baashe Cawil ayaa shaaca ka qaaday in aan marnaba Heshiiskii Saldhiga Milateri aanay ka noqo naynin Xukuumada Cusub ee Madaxwayne Muuse Biixi.