HARGAYSA(W,N) DAAWO; Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleeban Aadan Maxamuud ayaa Ka Hadlay Caqabadaha Hortaagan In La Qabto Doorashada Golayaasha Wakiilada Iyo Guurtida oo uu sheegay in aanu midna lahayd xeerkii lagu galayay doorashadooda,