|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dowlada Jabuuti Oo ka Hadashay Xukuumadda Cusub Ee U soo Dhisay Madaxwayne Muuse Biixi.
December 15, 2017 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) DAAWO; Safiirka Dowlada Jabuuti ufadhiya Somaliland iyo xubno ganacsato ah oo weheliyay ayaa ka Hadlay Xukuumadda Cusub Ee U soo Dhisay Madaxwayne Muuse Biixi iyagoo sidoo kale sheegay in dawlada jabuuti iyo bulshada somaliland yihiin kuwo walalo ah, COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|