|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dhismaha Dayrka Xabaalaha Baqiic (Xeedho) Ee Waqooyiga Hargeysa Oo La Dhagax Dhigay Iyo Sheekh Aadansiiro Oo Bulshada Ugu Baaqay In Ay ka Qayb Qaataan,
December 19, 2017 - Written by Editor:Fadlan ka Qayb Qaado Dhismaha Dayrka Xabaalaha Baqiic (Xeedho) Ee Waqooyiga HargeysaHARGAYSA(W,N) Dayrka xabaalaha waqooyiga hargaysa ee deegaanka xeedho laguna magacaabo BAQIIC Ayaa saaka la dhagax dhigay kaasi oo loogu talo galay in lagu wareejiyo dayr, Sheikh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadansiiro) oo kamida dadka si joogtada ah uga shaqeeta khayr iyo diyarinta xabaalaha lagu aaso dadka ku dhaqan caasimada ayaa goobtan ka hadlay isagoo bulshada caasimada hargaysa ugu baaqay in ay ka qayb qaataan dhamaystirka dhismaha dayrka xabaalaha,
Related posts:Xukuumada Somaliland Oo Masuul Cusub Umagacawday Wakiilka Arimaha Ganacsiga Ee Safaarada Itoobiya. Madaxwayne Biixi Oo Xilka Qaadis Iyo Isku Badal Ku Sameeyay Golaha Xukuumadiisa Iyo Wajiyada Ku Cusu... DAAWO : Sheekh Adam-siiro Oo Si Adag Uga Hadlay Line-ka Booliska Oo La Iibinaayo Iyo Xaalada ka Taag... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|