Wasirkii Hore Arrrimaha Bulshada Oo Ka Hadlay Xil Wareejintii Wasaarada Aanu Goobjoga Ka Ahayn
November 12, 2017 - Written by Reporter:
Borama(W,N)-Wasiirkii Hore ee Wasaarada Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Somaliland ayaa ka hadlay Xil Wareejintii Wasaarada ee aanu Goobjooga ka ahayn,Sidoo kale waxaa uu sheegay in Xil Wareejintaasi ay ahayd Afduub.