Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland Oo Ka Hadlay Markab Ku Dhex Xumaaday Biyaha Badda Berbera Oo Khasaare U Gaystay Biyaha Badda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland Oo Ka Hadlay Markab Ku Dhex Xumaaday Biyaha Badda Berbera Oo Khasaare U Gaystay Biyaha Badda
November 2, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland ayaa ka hadlay markab ku dhex xumaaday biyaha badda magaalada Barbara kaas oo saliid madoow kusii daayay biyihii badda.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS