War Deg Deg Ah: Daawo: Xisbiga Waddani Oo Gabi Ahaanba Qaadacay Doorashadii Dalka Ka Dhacday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah: Daawo: Xisbiga Waddani Oo Gabi Ahaanba Qaadacay Doorashadii Dalka Ka Dhacday
November 20, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Xisbiga Waddani ayaa gabi ahaanba qaadacay doorashadii madaxtooyada Somaliland ee maalinkii Isniinta dalka ka dhacday,Sidoo kale murrashaxa Xisbiga WADDANI oo hadda  waxa uu shaaca ka qaaday inuu gabi ahaanba qaadacay doorashadii madaxtooyada Somaliland ee dalka ka dhacday 13-kii Noofember ee maalinkii Isniinta.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaaalenews.net

Hargaysa Office

 

COMMENTS
LINKS