Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Qaabka Ay U Sugayaan Amaanka Guud Ee Dalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Qaabka Ay U Sugayaan Amaanka Guud Ee Dalka
November 12, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa shaaciyay in uu sugan yahay amaanka guud gudaha iyo dibada Somaliland,waxaana uu fariin adag u direy shacabka Somaliland,Booliska iyo murrashaxiinta saddexda xisbi Qaran.

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka

 

COMMENTS
LINKS