Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Ee Magaalooyinka Gabiley Iyo Wajaale Oo Dhoolotus Balaadhan Soo Bandhigay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Ee Magaalooyinka Gabiley Iyo Wajaale Oo Dhoolotus Balaadhan Soo Bandhigay
November 6, 2017 - Written by Reporter:

Gabiley(W,N)-Kumanaan kamid ah Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE ee ku dhaqan magaalooyinka Gabiley Iyo Wajaale ayaa isu soo baxyo ballaadhan kaga qaybgalay maalinta lixaad ee ololaha Xisbiga KULMIYE oo maanta ku beegan.

Taageerayaashan oo lulaya astaamaha xisbiga KULMIYE, ayaa fagaareyaasha kala duwan ee magaalooyinkaa waxaa kala hadlay Masuuliyiinta Gobolka iyo Masuuliyiinta Kulmiye.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
LINKS